Muxuu Shiinuhu U Sameysanayaa GPS U Gaar ah?

-

Shiinaha ayaa dhawaan ku biiray wadamada aduunka ee fara ku tiriska ah kuwaasi oo isticmaala nidaamkooda gaarka ah ee GPS.


Xaqiiqonews-Tiknoolaji

Talaadadii la soo dhaafay Shiinaha ayaa diray dayax-gacmeed ka caawin doono in shiinaha uusan ku tiirsanaanin GPS-ka Mareykanka.

Xilli cirka ay isku sii shareereyso xiisadda Shiinaha iyo Mareykanka ee ka dhalatay xanuunka Karoona Fayrus, Shiinuhu waxa uu xariga ka jaray mashruuc shabakad dayax-gamceedyo ah kuwaasi oo wadanka ka saacidi doono in uu sameysto GPS u gaar ah.

Sidoo Kale Aqri..Shiinaha Oo Diyaaradihiisa Dagaalka Ku Hubeynayaa Hub Cusub

Global navigation satellite systems (GNSS), waa nidaam dayax gacmeedka la shaqeeya kaasi oo fududeynaya in lagu ogaado goobaha ay joogaan dadka iyo deekaanada iyadoo la isticmaalaayo risiifaro koronto ku shaqeeya.

Dunida hadda, nidaamka GNSS, waxaa jira kuwa cayiman, sida GPS-ka Mareykanka, GLONASS-ka Ruushka,Galileo-ka midowga Yurub, iyo Beidou-ka Shiinaha ee dhawan shaqo bilaabay.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Abi Axmed..15 Maalin Ayaan Ku Soo Ceshanay Wixii Tigreyga 5 Bilood Nooga Qabsadeen

Labadii maalin ee ugu dambeysay waxaa ciidanka Abi Axmed u suurtagalay in ay dib u soo ceshadaan 3 magaalo...

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...