Muxuu U Bismileystay Ayaatulaah Khaamani Dilkii Suleymaani ka dib?

-

Hogaamiyaha ruuxiga Iiraan Al-khaamani ayaa arin yaab leh ku kacay ka dib dilkii Janaraal Qaasim Suleymaani, waxa uuna tuwitirkiisa ku soo qoray oo kaliya “Bismilaahi raxmaani raxiim”.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Dadka qaar ayaa sii saadaaliyey in bismileysiga Iiraan uu ka dhigan yahay in uu uu bilbaan doono “Wax un”

Iiraan ayaa ku goodisay aargudasho, websaatyada Iiraan ayaa sheegay in sababta aargudashada ay u soo daahi karta ay tahay oo kaliya kala doorashada beegsiga ugu haboon ee ka dhan ah danaha Mareykanka.

Sidoo Kale Aqri..Kenya Oo Liiska Hore Ka Gashay Dalalka Ay Iiraan Beegsan Karto!

Khubarada ayaa aaminsan in ay Iiraan il gaar ku fiirineyso dalalka Imaaraatka,Kenya, Sacuudiga iyo kuwa kale kuwaasi oo siyaasiyiinta ay ugu yeereen magaca ah “Beegsiga jilacsan”

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...