Naagtiisa 10 Caruur Ah Ayey U Dhashay Muddo 47 Sano Ahna Ma Arkin!

La Wadaag Asxaabtaada

Baraha Bulshada waxaa aad loogu baahiyey muuqaalka oday da’a h kaasi oo sheegay in xaaskiisa 10 dhalka ah uusan arkin waligiis, muddadii 47-ka sano aheyd ee ay isla noolaayeen.


XAQIIQO NEWS- BARAHA BULSHADA

Odaygan da’da ah ayaa xaqiiqjiyey in uusan waligiis xaaskiisa wajigeeda arkin, isaga oo ka hadlaya sababta ayuu yiri ” wey iga diiday in wajikeeda i tusto, waana dhaqankeeda iyo caado qabiileedkeeda”.

Muuqaalka ayaa buuq badan ka dhax abuuray baraha bulshada, dadka qaar yaa ku tilmaamay kaftan, haka kuwa kalana sheegeen jiritaanka waxa uu duqa sheegay iyaga xusay caadooyinka dhaqamada carabta gaar ahaan qabaa’ilada Sacuudiya dega.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada