Nabaddoon caan ah oo lagu dilay duleedka muqdisho#aqriso magaca

La Wadaag Asxaabtaada

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
War hadda ina soo gaaraya ayaa waxaa uu sheegayaan in la dilay Mid ka mdi ah Odayaashii Wax ka soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya.
Dilka waxaa uu ka dhacay Deegaanka Weeydoow oo duleedka Magaalada Muqdisho ku yaalla waxaana dilka geystay Rag hubyesan.
Ninka la dilay waxaa magaciisa lagu sheegay Nabadoon Ibraahim Maxmed kaas oo ka mid ahaa Ergadii Baydhabo xildhibaanada ku soo doortay .
Wararka waxaa ay intaa ku darayaan in sidoo kale ninkan uu la socday qof kale oo sida la sheegay u ahaa istaaf kaas oo isna la toogtay.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada