Nala Aqri:Qurbo joog Somalia ah Oo Email U so Diray xaqiiqonews( Aqriso Maxaa ku qornaa)

-

Todabaad ka hor ayaa waxaan Fariin Email ah aan ka helnay Cabdiqani Hirsi Abdulaahi oo ku sugan Switzerland Europe waxaana xaqiiqonews ay la wadaageysaa aqristayaasheeda Nuxurka waxyaabihii ku qornaa Email-ka aan ka helnay cabdiqani:>

“Ugu horeyn waxaan bogaadinayaa dadkii sameyey website-kan aad quruxda badan runtii hal ceeb ayaad leedihiin mana idin qarinaayo waaa in webkiina uusan update aheyn macnaha postigiina ma badno.

Waxan rabaa in aan idin sheego warbixin muuqaal wadato oo aad isoo jiidatay waana taas sababta aan fariintan idinku soo diray waxaan aqriyey warbxintaa aad dhahdeen”daawo drone lagu sameeyey Somalia” runtii ereygaasi ayaa isoo jiitay webkiina wax badan ayaan ku taxaanaday xogo badan oo arintaasi ku saabsan ayaan helay lkn hal aa idin sheegaa oo ah waxyaabihii aan ku bartay intii aan ahaa qurbo joog,Runtii markii somaaliya la joogo qofka ku ciyaara aaladaha ee isku daya in uu wax ka sameeya waa lagu qoslaa waxaa la dhahaa waa caruur lkn markii aan halkan imaaday wax badan ayaa ii kordhay.

Ciyaarta iyo in wax la tijaabiyaa wax waxa dunida ay ku gaartay heerka ay manta joogto marka walaalayaal dhiirigrlin ayuu mudun yahay wiilka diyaarada sameeyey ee aad soo gudbiseen dhanka kale wlaalayaal qofkii tahriib ku fekaaraayo hal arin ayaan u sheegayaa oo aan ku argay Swisirland una gudbiya qof walbo.

Runtii iswsirland oo aan hadda ku noolahay wlh waa ka shalaayi tahriib aan ku imid maxaa yeelay ma ahan dad derisnimada ku wanaagsan daraasad la sameeeyey ayey lambar kow ka galeen deris xumada yurub oo dhan tan kale marka basaska la raaco wlh shiir ayaa u dhimanay maxaa yeelay Zinada ayaa ku badan agtooda mana ka qubeestaan sidaa darted hadiiba qof rer iswisirland oo qaan gaar ah aad dhinac fadhiisato shiir ma kuu dhino wlh aflgaado igama ahan lkn waa xaqiiqda goobta taala mar mar surwaalada ayeyba minada iska saarantahay waa daremeysaa in hadda uu Zineysatay mana jirto qof dhibsnaaayo maxaa yeelay caadi ayey arintaasi wadanka oo dhan ka tahay marka walal intaasi waa qibradeeda aan ku ragay dibaddda faldan taladeydu waa dibadda iska dhaafa anagana wan soo soconaa Wadanka ha la dhiso diyaaradahana ha la barto mahadsanidin.

F.G: qoraalka kore waa isla fariintii aan ka helnay aqristaheena sharafta leh cabdiqani Hirsi iyada oo aan laga badalin waxna.

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...