SAYNISNASA Oo Baahisay Sawiradda Qoys Ku Nool Meeraha Mars

NASA Oo Baahisay Sawiradda Qoys Ku Nool Meeraha Mars

-

Markab Cireedka “Curious Rover” ee ay leedahay wakaaladda NASA ayaa soo duubay sawirka wax u eg “qof dhedig ah” oo kor fadhisa oogada sare ee meeraha Mars.

Xaqiiqonews-Saynis/ Xiddigiska

Qoraaga caanka ah “Scott C. Waring,” ayaa yiri “waxa aad arkeysaan waa sawir NASA ay ka soo qaatay Mars, waxaana idiin muuqda Haweeney dul fadhisa meeraha gaduudan(Mars) waxa la jooga waa wiil iyo Nin”

Scott ayaa sheegay in NASA ay sawirka jartay oo ay meesha ka saartay.

Isaga oo sii faafaahinaya ayuu yiri “naagta waxa ay xirantahay dhar cagaaran, waxa ayna leedahay timo dhaadheer oo ilaa garabka gaaraya,waxaana ka muuqdo shakhsiyad dhedignimo oo aad ugu eg tan bani’aadamka.

Sidoo Kale Aqriso: NASA-oo-baahisay-sawirradii-ugu-horeeyey-ee-meeraha-mars

Waxa uu intaasi ku daray “waxaa kale oo horteeda jooga nin waxa uu xiranyahay dhar cagaaran, waxa uuna leeyahay Bidaar” isagoo tilmaamay in canuga yar ee sawirka ku jira si fiican ay u arki karaan dadka aan u tababarneen garashada sawirada noocana ah, waxa uuna yiri “canuga sawirka ayuu ku dhax jira isaga oo lugaha fidsaday, xusladan gadaal u laabay”

Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...

Maxaa Keenay In Waqtigan Radio Muqdisho Af-Taliyaani Lagu Baahiyo?

Markii ugu horeysay muddo sano ka dib, idaacadda dowladda ay leedahay ee Radio Muqdisho ayaa lagu tabin doonaa af-Taliyaani...