NASA Oo Baahisay Sawirka Albaabkii Laga Gali Lahaa Dunida Cusub

-

Hay’adda Xiddigiska Mareykanka NASA, ayaa boggeeda Tuwiterka ku baahisay sawir dadka qaar ay ku tilmaameen in uu yahay albaabka laga geli lahaa dunida kale.


Xaqiiqonews-Sayniska-Xiddigiska

Dadkii sawirka daawaday ayaa muujiyey “la yaab” , waxa ayna dad badan oo faaladooda dhiibtay isku raaceen in sawirka la baahiyey uu egyahay albaabada laga galo duni cusub(sida kuwa lagu daawado filimada khiyaaliga ah.

Sawirka la baahiyey waa “Hawo aruusan” kaasi oo caadi ahaan saynisyahanada u yaqaanaan “Galaxy”, wax shuqul ahna kuma lahan duni kale.

Sidoo Kale Aqri NASA Oo Baahisay Sawirka Qoys Ku Nool Meeraha Mars!

Sawirkani oo si baahsan lagu faafiyey baraha bulshada ayaa helay in ka badan 850 kun oo “Like ah” (ka helitaan) dhowr saac gudahood.

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...