NASA Oo Baahisay Sawirradii Ugu Horeeyey Ee Meeraha Mars

La Wadaag Asxaabtaada

Qaab La arki Karo…… NASA oo Markii koowaad baahisay sawirrada Meeraha Mars

Xaqiiqonews-Xiddigiska

Saynisyahanada oo aad u xamaasadeysan ayaa isticmaalay lahjad jilacsan iyaga oo yiri  “Akhiyaareey Mars ayaan dul joognaa” sawirrada ayaa la helay ka dib markii Markab xiddigeedka “Insight” uu daaha ka qaaday Kaamirooyinkiisa, waxaa uuna bilaabay shaqadiisa sawir ka soo qaadista meeraha gaduudan(Mars).

NASA ayaana shaaca ka qaatay in Robot-yada saaran markab xiddigeedka “Insight” ay dhawaan bilaabi doonaan  shaqooyinkooda, waxaana la filayaa in ay baaraan waxyaabah a ay ka goobantahay carradiisa.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada