NASA Oo Baahisay Sawirro Dayax Gacmeed Weeraradii 11 Sep

-

Wakaaladda xiddigiska Mareykanka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan “NASA” ayaa baahisay sawir uu qaaday mid ka mid ah cirbixiyeenadeeda maalintii weeraradii qaraxyada lagu qaaday daaraha mataanaha 11-kii Sebtembar 2001.


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Wakaaladda oo qoraal soo dhigtay boggeeda Tuiwterka ayaa tiri “cirbixiyeen Frank Culbertson waxaa uu xilligaasi joogay boosteejada caalamiga ah ee hawada sare (ISS) , halkaasi ayuuna ka arkaayey weeraradii 11 Sep”.

Sawirka ay NASA baahisay waxaa lagu arkayaa qiiq daran oo ka kacaya dhismayaashii mataanaha la weeraray ee Newyork ku yaalay.

Weerarkii 11 Sep, ayaa ah weeraradii ugu cuslaa abid taariikhda oo Mareykanka lagu qaado, waxaana fuliyey weerarka koox dhalinyarro ah oo ka tirsanaa shabakadda Al- Qaacidda kuwaasi oo inta ay afduubteen diyaaado rakaab, ka bacdina ku weeraray dhismayaal ku yaala xarunta gacansiga caalamiga ah ee Newyork iyo xaruntii difaaca Mareykanka ee Pentagon-ka.

Sidoo Kale Aqri: NASA Oo Gabay Carabi Ah Soo Qaadatay..Waa Tan Sababta

Inta la shaaciyey in ka badan 3,000 oo qof ayaa ku dhintay weerarka.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...