NASA oo ah hay,adda Xiddigiska u qaabilsan Mareykanka ayaa soo ogaatay kowkab heerkulkiisa aad u sareeyo.
Xaqiiqonews.com-Saynis-Xiddigiska
Heerkulka kowkabkani ayaa gaaraya ilaa heer uu dhalaalinaayo maadooyinka adag ee “Iron(birta) iyo titanium.
Sida Xaqiiqonews ay ka soo tarjuntay wargeyska ingriiska ee “Metro“, meerahan”naarta ah”,ayaa ka kooban inta badan hydrogen iyo nukleus adag oo aad u adag.
Cilmi-baarayaashu waxay sharxeen in meerahan cusub uusan ka diiraneen qoraxda, laakiin wuxuu ka badiyaa tamarta xiddigaha kale ee ka tirsan nidaamka qorraxda.
Kowkakbani “dabka ah” ayaa dhulkeena u jira 650,000 (lix boqol iyo konton kun” Oo Iftiin-sanadeed(light year), waxaana meerahani uu furay alabaab cusub oo saynisyahanada horyaala, si ay u raadiyaan meerayaal lagu dul noolaan karo.