NASA oo faafaahin K Bixisay Kowkab Dulka U Eg Oo Lagu Noolaan Karo

-

Wakaaladda Mareykanka ee qaabilsan Xiddigiska, NASA ayaa iclaamisay, in la helay kowkab dhulka u eg oo masaafo u jira qoraxda, waxeyna sheegeen in kowkabani uu qoraxdiisa u jira masaafo dhan inta ay qoraxda iyo dhulka isku jiraan, taasi oo suurtagileneysa in lagu dul noolaado.

Xaqiiqonews.com-Saynis, Xiddigiska.

Kowkabkani oo lagu magacaabo Kepler 452, aya lagu argay telescope-ka Mareykanka ee Kepler, waxa uuna ka fogyahay dhulkeena 1400, iftiin sanadeed(light year). waxa uuna kowkabani ku dul wareegaa qoraxdiisa 385 maalin, taasi oo ka dhigeysa mid u eg kowkabka dhulka oo ku dul wareegistiisa qoraxda ay tahay 365 maalmood.

Waxa ay Culimada carrabka ku adkeynayaan in kowkabkani uu yahay kan ugu egeensho dhaw dhulka, waxeyna xaqiijiyeen in la helaayo biya dareero ah oo oogadiisa saaran, arinkaasi oo suuragelinaya in lagu dul noolaado.

Laakin in waqtigan la dul tago kowkabka Kepler 452, ma ahan mid fudud,  taasina waxaa sabab u ah fogaanta uu noo jiro ee ah 1400 iftiin sanadeed (light year), tani micnaheedu waxa uu yahay in loo safro kowkabkani waxa ay qaadaneysaa 26 milyan sano.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...