NASA Oo Leh..Macquul Dadka Oo dhan In ay Bilyineero Noqdaan!

-

Hay’adda NASA ayaa sheegeysa in la helay kowkab gabi ahaanba ka sameysan dahab, arinkaasi oo ka dhigi karo bilyineero dhamaan dadka aduunka dul saaran.


Xaqiiqonews-Xiddigiska

Kowkabkani cusub oo lagu magacaabo Psyche ayaa waxa uu dhacaa inta u dhexeysa meerayaasha Mars iyo Jupiter, waxaana la sheegay in uu ka sameysanyahay Macdanta dahabka.

Psyche xilli hore ayey aadanuhu barteen, hase yeeshee dhawaan ayaa la ogaaday in kowkabkani uu halis ku yahay nolasha dhulka.

Sidoo Kale Aqri..NASA Oo U Dhawaatay Qoraxda..Maxay Soo Arkeen?

Scott Moore oo madax ka ah shirkad macdanta qodda oo lagu magacaabo
EuroSun Mining ayaa yiri “macdanta dahabka ee aadka u badan ee uu ka sameysan yahay kowbkani, waxa ay halis ku keeni kartaa sameynta dahabka dhulka”.

Nasiib wanaag, NASA ayaa sheegtay in baaristeeda kowkabyada noocani ah ujeedkooda uu yahay cilmi-baaris, waxa ayna sheegeen in aysan niyad u heyn wax macdan gurasho ah.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...