NASA Oo Markii Ugu Horeysay Daboolka Ka Qaatay Diyaarad Danabeedkan.

La Wadaag Asxaabtaada

Hay’adda Xiddigiska Mareykanka ee magaceeda loo soo gaabiyo NASA ayaa horumar waxter leh ka sameysay cilmiga hawada, ka dib markii jimcihii ay soo bandhigtay diyaarad gabi ahaanba ku shaqeyneysa Kotonto oo kaliya.


Xaqiiqonews-Sayniska/Tiknoolaji

Diyaaradda “Maxwell X57 waxa ay ka mid tahay diyaaradaha ugu waaweyn ee sameyso NASA, waxa ayna daba socotaa diyaaradda “Bell X1” oo u eg qaabka rasaasta, taasi oo caan ku ah xawaaraheeda “guuxa ka dheereeya”.

Maxwell X57 waa diyaaraddii ugu horeysay ee duuliye leh taasi oo ay sameysay NASA.

Mid ka mid ah caqabadah ugu waaweyn ee horyaalla diyaaraddan ayaa ah hagaajinta farsamada Beteri awoodi kara in uu keydiyo wax badan oo danab ah si loo dheereeyo duulimaadka diyaaradda.

Marka la fiiriyo caqabadda “beteriga”, diyaaraddan Maxwell X57 waxa ay shaqadeedu ku egtahay oo kaliya safarada gaagaaban.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada