NASA Oo U Dhawaatay Qoraxda..Maxay Ku Arkeen?

-

Saynisyahanada ayaa fasiraad ka bixiyey arabcadii la soo dhaafay natiijooyin horudhac ah oo ka soo baxay “Misbaar cireedka” NASA oo u dhawaaday qoraxda.

Xaqiiqonews-Saynis-Xiddigiska

Misbaar cireedka NASA ee wata magaca “Parker” ayaa la diray sanadkii 2018, waxaana hadda la soo warinayaa in qalabkani uu masaafo yar u jirsaday daboolka kore ee qoraxda.

Baaritaanada horudhaca ah ayaa fasiraad ka bixinaya qaabka qoraxdu ay u saameyso jawiga hawada, arinkaasi oo saynisyahanada ka caawin kara in ay fahmaan dabeylaha qoraxda ee tashwiishka ku fura dayax-gacmeedyada iyo qalabka kale elektarooniga ah ee dhulka laga diray.

Sidoo Kale Aqri NASA Oo Dadka Shaki Ku Abuurtay..Bubur Soo dhaw!

Nicolas Fox oo ah fisikis-yahanad ka tirsan hay’adda Xiddigiska Mareykanka NASA ayaa tiri ” Markii aan u dhawaano qoraxda waxaa suuragal ah in aan aragno waxyaabo cusub, waana aragnay runtii”.

Qoraxda ayaa dhulka ka fog 93 Milyan oo Mile, misbaarkani ayaa ku guuleystay in uu qoraxda u jirsado fogaan dhan 15 Milyan oo Mile oo u dhiganta 24 Milyan oo Km, waana masaafo ka badan todobo laab masaafadii uu sameeyey misbaarkii kan ka horeeyey.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...