Natiijada Xoriyadda Yurub: 80% Dumarka faransiiska waxa ay La kulmaan Qashqashaad.

-

Ra’yiururin uu samaysay Machadka uruuriya fikridaha ee (IFP), ayaa baahiyey Arbacadii,  tirakoob ku aaddan dhibaatada meelaha dadweynaha ka taagan gudaha Faransiiska.

Sida laga soo xigtay ra’yiururinta,  (80%) haweenka Faransiiska ah ayaa loo geystay xadgudub galmo ama xadgudub daandaanasho  jidka ama gudaha gaadiidka dadweynaha ee Faransiiska.

In ka badan rubuc ka mid ah haweenka la daraaseeyay .. ayaa (26%)  soo tabiyeen  in ay la kulmeen ugu yaraan hal kiis-fara xumeyn ah 12-kii bilood ee la soo dhaafay.

Noocyada ugu badan ee dhibaataynta ah  waa  kuwa afka ah iyo dabagal Qashqashaad ah, waxa kale oo dumarka ka qeyb galay ra,yi uruurintan ay shegeeen in a la bursaday iyaga oo wadada maraayo.

Khatarta weerarka galmada ee gaadiidka dadweynaha ee gudaha Faransiisku way sii koradhay mid kasta oo ka mid ah  (38%) dumarka ayaa la kulmay falalka noocan oo kale.

Inta badan haweenka dhibbanaha u ah xadgudubyadani waxa ay da,dooda ka yartahay 25 sano , oo ah ardayda dugsiyada sare ama jaamacadda, kuwaasi oo ku nool dakhliga xaddidan ee magaalooyinka waaweyn.

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...

3 Weedh La Dhibsado Oo Ay Tahay In Aad Iska Ilaaliso Marka Aad La Kulmeysa dadka

Waxaa kale oo loogu yeeri karaa "kalmadaha isticmaalka laga badiyey" ama erayo kale hadii aan ku sheegno "nahdii ayaa...