NAXDINL: daawo sawirro laga soo qaaday iskuulka usmaa binu-zeyd oo maanta hoobiyaal ku dhaceen

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qasaaraha madaafiic maanta lagu garaacay magaaladda Muqdisho.
Madaafiicdan oo ku dhacay xaafado kamid ah degmada Hawlwadaag ayaa waxaana ku geeriyooday dad lagu qiyaasay ilaa 5 qof .
Wariye ka tirsan wakaalada wararka ee Reuters oo lagu magacaabo Ismaacil Taxta ayaa facebookiisa ku qoray sawir uu muuqda in laga soo qaaday goobta hoobiyayaasha ay ku dhaceen waxaana ka muuqanayay dhiig iyo buugaag arday ku dhimatay goobta.
Hoobiyasha ayaa mid ka mid ah waxa uu ku dhacay iskuulka usama bin zeyd oo ku yaal meel ku dhaw xarunta degmada howlwadaag.







[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA