Newyork Times Oo Isbadalka Cimilada Ku Tilmaamtay “Argagixiso”

-

Isbadalka cimilada ee Mustaqabalka ayaa Mareykanka u badali doono “Adke(Solid” , halka Australia ay guban doonto Kuleyl dariis, sidaasi waxaa sadaaliyey Wargeyska Newyork Times oo isbadalka ku tilmaamay “Argagaxisada Cimilada”.

Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Wargeyska ayaa is weydiiyey su,aashan “Waxa dhacaya ma lagu tilmaami karaa isbadal Cimilo?

Wargeyska Oo Ka soo baxa Mareykanka ayaa sheegay in  uu kor u sii kacay heerka Kuleylka cimilada taasi oo ka dhalatay gaaska badan ee hawada galay.

Afartii sano ee ugu dambeysay ayaa waxaa kor u kacay heer kulka sida laga soo xigtay Hey,ad caalami ah oo qaabilsan saadaasha hawada.

Halka goobo qaar oo dunida ay kulalaanayaan Soomaaliyana ay ka mid tahay, ayaa Wargeyska waxa uu soo tabinayaa degaano ka tirsan Mareykanka Oo Heer Kulkooda uu gaaray  -18 Digrii , qabowgaasi xaddhaafka ayaa sababay in uu baraf noqdo wabigii   Jigaago(Chigago) ee gobolka Illinois ee dalka Mareykanka.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa horay uga baxay Heshiiska Cimilada taasi oo ragaadisay yareynta gaaska gala Hawada.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...