Nin guursday Saaxibtiisa oo Meyd ah#aqriso Waxa ku qasbay Falka xanuunka badan

-

Qisadani ayaa ka dhacday Thainland Iyadoo wiilka reer Thainlandi Shadil Daivi uu guursaday meydka gabar saaxibtiis ah oo ay is kasaayeen muddo 10 sano ka badan.
Ka dib markii uu ogaaday in ay dhimatay saaxibtiisa oo uu horay ugu diiday in uu guursado waxaa uu dareemay danbi weyn waxaa uuna isku argay qof dilaa ah oo kale waxaa uuna sameeyey arin ay la yaabeen saaxibadiisa ka dib markii uu guursaday meydka saaxibtiis isagoo u xiray faraantiga arooska iyada oo meyd ah Isniintii la soo dhaafay.
Waxaa uu Diavi arintani ku micneeyey qiimeyn uu qiimeynaayo xasuuteeda iyo waliba balan oofin uu u sameeynaayo saaxibtiisa.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...