Nin helay qado Bilaash Muddo Sanad Ah Iyo Qaabkii uu Isticmaalay Oo dad badan Ka yaabiyey

-

Nin ka soo jeeda dalka shiinaha gaar ahaan Gobolka Kwong Wah Yit Bo’ ayaa isticmaalay xeelada cajiib ah ka dib markii si bilaash uu ku helaayey Qado heersare ah muddo sanad ah.

Ninkan ayaa ka iibsaday Visa-ha heerka koowaad mid ka mid ah shirkadaha duulimaadyada shiinaha oo lagu magacaabo”China Eastern Airlines” waxaa ninkani uu maalin kasta cuni jiray Qado VIP ah oo ku dalacan Shirakadda duulimaadka”China Eastern Airlines”.

Si uu u helo qadada VIP_da ah waxaa uu maalin kasta markii uu qadeeyo dib u dhigi jiray safarkiisa si uu u helo qadada maalin kale arintaasi oo socotay muddo sanad ah ilaa ugu danbeyn uu fashilmay.

Saraakiisha Shirkadda “China Eastern Airlines” ayaa baaritaan ku sameeyey sababta ninkani uu maalin kaste u baajiyo safarka waxa ayna ugu danbeyn ogaadeen arintani ku saabsan qadada bilaashta ah iyagoona kansalay VISI-hiisa waxeyna u celiyeen lacagtiisa.

Wargeys lagu magacaabo NEWS oo Australian ah ayaa qoray”Ninkani waxaa uu arintani sameeyey in ka badan 300 oo mar ka dib markii uu Calool keenay qadada macan darteed ayey sirtu ogaatay Shirkadda “China Eastern Airlines”.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...