Ninkan Kor Ayuu Rag KA Yahay Hoosna Dumar..Sawir

-

Injineerka Roobatyada Sameeya Marek Brian, ayaa bilaabay qaab la yaab leh oo dhar xirasho ah ka dib markii uu qeybta kore xirtay dharka ragga, halka qeybta hoosana ku xirtay dharka dumarka iyo kabo taako leh.


XAQIIQO NEWS- LA YAABKA DUNIDA

Brian ayaa soo bilaabay xirashada kabaha taakada leh markii uu dhigan jiray jaamacadda, laakiin xirashadiisa goonada dumarka waxa ay timid afar sano un ka hor.

Dadka qaar ayaa ku eedeeyey ninkani in uu jiro “wax ka qaldan jinsiyadiisa”,hase yeeshee Marek waxa uu ka adkeysanayaa in uu yahay nin toosan.

Sidoo Kale Aqri: Naag Ninkeeda Ka Dalbatay Furiin Todobada Dhaxdeeda..Waa Tan Sababta

Hadda, inkastoo uu yahay aabbe guursaday lehna saddex caruur ah, balse qaabkan labiska cajiibka ah ee “kor rag hoosna dumar” ayuu maalin walbo shaqadiisa ku tagaa.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...