Ninkii isku qarxiyey yahuuda falastiin magaciisa+sawirkiisa+ciddii uu ka tirsanaa xog muhiim ah

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Raiisal wasaaraha yahuuda ayaa ka hadlay weerarkii lagu dilay askar yahuud ahaa oo ka dhacay qudus falastiin waxaa yyna sheegay in macluumaadka ay haayaan uu tilmaamayo in ninka weerarka fuliyey uu ka mid ahaa daacish
Dhanka kale ninkan ayaa lagu sheegay magaciisa  FAADi QAMBAR waxaa uu ahaa 28 jir falstiini waxa uuna ka mid ahaa taageerayaasha dowladda islaamiga ee fadhigeedu yahay ciraaq

Weerarkan oo dhacay goor sii horreysay oo saakay ah ayaa dhacay iyadoo israil ay xuseyso hal sano guuradii ka soo wareegtay weerar kan la mid ahaa ooo sanad ka hor ka dhacay falastiin kaas oo mas,uuliyadiisa ay sheegteenXooggaga dowladda islaamka.

Weeararkii maanta ayaa geystay khasaaro 4 askari oo dhimasho iyo dhaawaca 20 kale .sawir-mkowaad
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...