Ninkii La Khiyaanay..8 Sano ka Dib Ayuu Xaqiiqda Ogaaday!

La Wadaag Asxaabtaada

Maxakmad ku taalla ingiriiksa ayaa baareysa kiiska nin la khiyaameeeye muddo 8 sano ah , balse muddo dheer ka dib soo ogaaday arin xanuun badan.


Xaqiiqonews-

Waxaa uu soo ogaaday in wiilka uu barbaarinaayey uusan aheyn canuggiisa dhabta ah, sidoo kale waxa uu ka war helay in aabaha dhabta ah ee wiilkiisa uu yahay Jaceylkii hore ee xaaskiisa.

Ninkani rer Britain ayaa ka war helay arintani xilli wiilka uu jirsaday gu’iisii 8aad.

Ninkani ayaa maxakmadda horteeda ku dalbaday in xaaskiisa ay siiso dhamaan lacagihii uu bixinaayey sanadahaas oo dhan, isagoo dhanka kale dalbaday in magdhaw laga siiyo dhibtaada maskaxeed ee arintani ay ku keentay.

Sidoo Kale AqrisoSawirkan Wijiga Quruxda Badan Waxaa Ka Dambeysa Sheeko Naxdin Badan!

Maxakamadda ayaa hadda go’ aamineysa suurtagalnimada hadii wiilkani yar loo sheegi karo magaca aabhiisa dhabta ah,waana arinta uu u sacba tumaayo ninka la khiyaameeyey oo doonaya in wiilka uu ogaado xaqiiada jirta, hooyadase waa ay diidantahay arintaasi.

Garsooraha ayaa diiday in wiilka loo sheeko aabihiisa dhabta ah “ilaa amar dambe” sidoo kale warbaahinta ayaa loo diiday in ay isticmaalan magacyada dhamaan dadka ku lug leh kiiskan.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada