Ninkii Ugu Nasiib badna Waxa Uu Ka badbaaday Burburkii Diyaaraddii Itoobiya

-

Antonius Mavropoulos , dawada ayuu tin ku leeyahay (hadii ay  sax tahay in eraygaa loo isticmaalo) , ninkani ayaana ka sheegeyey qaabkii uu u badbaaday.

Xaqiiqonews.Wararka

Diyaaradda “Boeing 737 ”  hadda sheekadeedu waxa ay isku badashay “Arjiif(wax taariikh ah) , warbaahinta dunida ayaana si weyn ugu faalootay.

Sheeko intaas oo dhan ka duwan, ayaa waxa ay tahay qaabkii Antonius Mavropoulos uu kaga badbaaday in uu ka mid noqdo 158-qof oo saarnaan laheyd diyaaradda.

Antonius Mavropoulos oo u dhashay Gariika  ayaa la hadlay talefishinka “Alfa” ee  laga leeyahay Gariika isagooo yiri “waqtiga balanta ayaan ka soo dib dhacay labo daqiiqo”

Mavropoulos ayaa intaasi raaciyey “Aad ayaan u xanaaqsanaa, maxaa yeelay waxaan arkaayey dadka oo diyaaradda fuulaya, laakiin aniga waa la ii diiday” arintaasi oo hadda ka dhigtay nasiiblow.

islamarka la shaaciyey warka burburka diyaaradda Antonius Mavropoulos waa laga shakiyey madaama uu yahay ninka galiya ee duulimaadka ka baaqday, hase Antonius waa iska diiday in wax xiriir ah ay ka dhexeeyaan burburka diyaaradda iyo joogitaankiisa.

dhinaca kale waxaa bilowday shaki weyn oo laga muujiyey Farsamada shirkadda  Boeing, oo  laheyd farsamada diyaaradii buburtay ee Boeing 737 max,  iyadoo durbadiiba ay soo baxeen dalal badan oo manuucay adeegsiga Boeing 737, waxaana dowladaha mamnuucay ka mid ah  Ingiriiska, Jarmalka, Shiinaha, Itoobiya iyo Indonesiya.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...