Nooca doorashe 2020 soomaaliya ka dhaceysa oo la ogaaday(xog)

La Wadaag Asxaabtaada

sida lagu wada soomaaliya ayaa la dooniyaa in 2020 ka dhacdo doorasho qof iyo codkiisa ah hada su’aasha ayaa waxay tahay nooca doorashada soomaaliya ee 2020 ma noqonkartaa mid qof iyo cod sida hadan soo baxeyso lagana helayo gudiga madaxbanan ee doorashada qaran iyo gudoonka labada gola iyo madaxda kale ee doolada ayaa waxaa laga fikirayaa hadii ay dhiciweyso doorasha qof iyo cod ah maxaa lagu badaliyaa? arintaan ayaa u muuqada in aysan dhici karin doorasho qof iyo cod taa oo u baahan wax yaaba aad u badan oo ugu horeysa sugida amniga tirakoobka dadka xadiida xuduudaha deegan doorashooyinka wacyigilin waxaa oo idilna waxa ka sii horeya meel marinta dastuurka iyo xeerarka kale ee doorashada qaarkood barlamanka horyaala qaarna dib u eegis ku socota halka kuwa kalan aysan diyaarsaneyn hadaba qorshooyin dhowr ah ayaa jira oo hada bilaawaday in ay ka doodaan madaxda sare ee dalka oo aan la ogeyn goorta bulshada lala wadaagi doona ma waxaa lala wadaagiya markii ay xeero iyo faldhan kala dhacaa oo doorasha 6 bil ka dhimantahay mise xili hore?wa su’aal hortaala madaxda lakin wararka ay heleyso shabakada wararka qarsoon ee xaqiiqonews ayaa sheegaya in hada laga fikiraayo saddex qobdob oo kala inla kordhiyo ergada wax dooraneyso,in goobaha doorashada loo dhaadhici dagmooyinka waaweyn halka ay markii hore caasimadaha dowlad goboleedyada wax lagu dooranaayey iyo waliba in doorashada ay noqodo sida hadan ah oo qabiil wax lagu qeysado(4.5)ee xisbiyada laga tago arintaan ayey saacad waliba wax iska badali karaan iyada oo qodobada qaar laga tagi karo kuwa kalana lagu soo tari karo wixii ku soo kordhana shabakada xaqiiqonews way idiin soo gudbin doontaa insha allah

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada