Oday 137 jir ah soona Guursaday Sayid maxamed cabdulle xasan walaashiisa oo soomaaliya ku nool hadda#daawo wareysi xiiso badan oo lala yeeshay

La Wadaag Asxaabtaada

Daadir qureysh waa oday 137 jir ah oo ku nool magaalada hargeysa waxaana daadir oo muddo badan oo waayawaaya ah soo joogay uu ka sheegeyey taariikh badan oo uu soo maray.
daadir oo soo guursaday ilaa 27 haween ah ayaa xaaskiisii ugu horreysay waxa ay aheyd gabar la dhalatay sayid maxamed cabdullle xasan.
Tv-ga Star ayaan la yeeshay wareysi xiiso badan Oday daadir
HALKAN HOOSE KA DAAWO WAREYSI XIISO BADAN OO LALA YEESHAY DAADIR

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada