Ogeysiis dad badan ay Ka xanaaqeen oo Lagu Soo dhejiyey masaajid Caan ah #aqriso maxaa ku qornaa

Dood badan ayaa ka dhalatay iclaan lagu soo dhaijiyey mid ka mid ah masaajidyada ku yaalla caasimadda dalka Urdun ee Camaan.
Ogeysiiska La soo dhejiyey salaadda Taraawix ka dib habeenkii xalay ahaa ayaa masaajidka ka dhax dhaliyey Buuq iyo fowdo ka dib markii dadka ay aqristeen Warqad u qorneed Sida tan.
MASJIDKA Maxamed Ciid
Guddiga qaabilsan ramaadaanka ee masjidka waxa uu ogeysiinayaa in ay bilaawatay is diwaangelinta dadka iscikaafaya tobanka danbe ee ramadaanka taasi oo soo bilaawatay 14-kii ramadaan oo ku beegneed jimcadii la soo dhaafay waxa ayna ku egtahay is diwaangelinta 20-ka ramaadaan oo ku beegan Khamiis.
Hadaba dadka jecel in ay is diwaangeliyaan waxaa laga rabaa in ay soo buuxiyaan shuruudaha hoose
1_in qofka uu keensado Baasboor
2_in uu qofka keensado sawir Shakhsiyadeed oo casri ah
3_in uu qofka soo goosto ID-Card lagu gali doono ictikaafka
4_In Cimrigiisa uusan ka yaraan 17 Sano Jir

Hadaba markii ay dadka aqristeen warqadda kore waxaa bilowday fowdo isku dhax yaac iyo Buuq taasi oo keentay in masjidka ay gudaha u soo galaan booliska.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA