Ogow 10-ka Meel ee Uu Dhaqaalaha ka Helo Daahir Calasow —falanqeyn

La Wadaag Asxaabtaada

Daahir calasow oo ah wariye mar mar isku daya in uu alifo heesa ama laxameeyo ayaa ahaa wariyaha loogu daawasho badnaa janaalkiisa sanadkii 2016-kii.

Sidoo kale waxa uu ahaa webseetkiisa midka loogu aqris-ka badanaa, daahir calisow oo hadan ku nool wadanka holand ayaa waxa uu ku soo barbaaray noolal adag si kastaba ha ahaadee su’aasha isweydiinda mudan ayaa ah daahir intee ayuu dhaqaalaha ka helaa?

Daahir calisow waxaa uu yaraatiisii ku noolaa shaxaad iyo leejo(isbaaro) waxa uuna bilaaway noolashii hore ka dib markii uu tagay wadanka holand ilaha uu dhaqaalaha ka helo dahir ayaa waxaa ka mid ah

1. baad uu ka qaato dadka siyaasiyiinta ah iyo shirkada waaweyne ee dalka isaga oo ku handado in uu haayo xog dhaawici karo shaqsiyadooda iyo ganacsigooda waana isha ugu badan uu dhaqaale ka helo.

2.siyaasiinta iyo ganacsatda beesha uu ka soo jeeda isaga uu ku beer jileecsada in dartood uu waxbadan u sameeyo waxa uuna weydiistaa in dhaqaalaha wax lagu socodsiinayo wax ka bixiyaan.

3.gabdhaha fananiinta dad yar ee maalmihii danbe fanka ku soo qolqolayey isaga oo hantadaad iyo buunbuubin intaba isugu daro.

4. webseetka waagacusub oo googel-ads iyo xayiisiin kale oo shirkada u saaranyihiin waxaana la sheegay in website-kiisa Waagacusub uu ahaa website-ka 200aad(labo boqolaad) ee dunida oo dhan loogu aqriska badnaa sanadkii 2016-kii.

5.Youtube chanal oo uu isagana dartiis barnaamijyada beenta iyo cayda isugu jiro u sameeyo.

6.Sirdoonka wadanka holand oo uu ka caawiyo xogaha ay ka doonayaan soomaaliya iyo soomaalida.

7.Sirdoonka Mareykanka uu xubin buuxda ka yahay.

8.Idaacado iyo website uu ku leeyahay soomaali gudaheeda.

9.Ururada saxaafada oo xubin uu ka yahay.

10.hayadaha iyo NGO-yada basaasiinta ah ee arimaha soomaaliyada daneya

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada