Ogow Macluumaadka Diyaarado Dagaal Oo Turkiga Lagu Sameeyey 100%

-

Madaxweyne Ku xigeenka Turkiga Fu,aad Oktay  ayaa sheegay in Turkiga dhawaan uu soo dhameyn doono farsamada diyaarad dagaal marka la gaaro sanada 2023.

Xaqiiqonew-Tiknoolaji

Turkiga ayaa hadda sameeya diyaarada yar yar ee loo yaqaan “Drones-ka”  iyo sidoo kale diyaaradaha qumaatiga u kaca gaar ahaan diyaaradda qumaatiga u kacda ee   T129

Taasi oo ay jirto ayaa waxaa la filayaa in marka la gaaro sanadka 2030, ciidamada Cirka ee  Turkiga in ay isticmaali doonaan diyaarad dagaal oo lagu sameeyo gudaha dalka,,,, diyaaradahaasi oo sida la rajeeynayo badali doono diyaradda  F-16 ee Mareykanka lagu sameeyo.

Mashruuca Sameynta diyaaradahan dagaal ayaa Turkiga waxaa laga bilaabay  bishii September ee sanadkii la soo dhaafay 2019-ka.

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...