Puntland..Burbur Dhaqaale Iyo Mid Siyaasadeed !

-

Ka dib 22 sano oo ka soo wareegtay markii la dhisay maamulka Puntland, madaxda iyo siyaasiyiinta Punland waxa ay wili raadinayaan “Sanbuus afar gees ah”.gobolkana waxaa ku socda dhig bax dhaqaale oo dhinac ah iyo dhiig bax siyaasadeed oo dhinac kale ah.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Waa arin iska cad in Puntland ay ku socoto burbur,isku dhicii siyaasadeed ee ugu dambeeyey gaar aahaan weerarkii golaha barlamaanka ayaa muujiyey kala qeybsanaanta qabaa’ilada.

Kooxda Dowladda islaamiga(Daacish) faraceeda Puntland iyo Alshabaabka Puntland ayaa muuqda in ay yihiin isbaheysi isdiidan kaasi oo heshiis ku ah la dagaalanka Puntland.

Intaasi Oo dhan Ka dib Maxey Sameeyeen Madaxda Puntland?

Markii Madaxweynaha Puntland uu aaday caleemo-saarkii Axmed Madoobee dadka qaar ayaa ku tilmaamay in qorshahaasi uu qeyb weyn ka noqday in ay buuxdhaafto kafadda miisaanka dambiyada ee Deni.

Dhabtii maanta waa maalinta “is-xisaabtinta” , inkastoo xalka ugu fiican ee la filano karo uu yahay in Puntland laga hergeliyo isbadal maamul oo dhameystiran, wili waxaa muuqda awood ay leeyihiin madaxdii Puntland ka dhigtay “fagaare dagaal’.

Xaquuqda burburinta Puntland waxa ay u dhowrsantahay Deni, Waxa ay ila tahay “Arinta socota” ayaa ku filan in aad wax ka badasho qaabkii aad u fikireysay, mana rabo in aan “Dambi la’aan” ka dhigo kooxda kale, laakin indhaheyga waxa aan ku arkaa “Puntland Gubaneysa”

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...