PUNTLAND: oo dhulka ku jiidday m.farmaajo kuna tilmaamtay in uu yahay sida……..

-

Maamulka Puntland ayaa si kulul u dhaliilay Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo dowladdiisa, kadib markii ay sheegeen inuusan waxbo uga duwaneen dowladdii Xasan Sheekh.
Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi ayaa meel fagaaro ah ka sheegay in dowladda Farmaajo iyo isagaba uu raacay wadadii Xasan Sheekh, islamarkaana aysan noqon wixii laga filayey.
Markii uu arrintaasi sheegayey wuxuu ka hadlayey Camey arrimaha Gargaarga, wuxuuna saluugsanaa in lala simo maamullada kale ee dalka ka jira, lagana dhigo kuwo isku saami ah.
Wuxuu sheegay Camey in iyaga ay ka dad iyo deegaan badan yihiin maamul goboleedyada kale, wuxuuna sheegay in aysan macquul ahayn in Farmaajo uu Puntland kula xuquuq dhigo maamul goboleedyada kale.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...