Putin Oo Sacuudiga Xasuusiyey Aayad Qur’aan Ah!

La Wadaag Asxaabtaada

Madaxweynaha Ruushka Putin ayaa soo daliishaday aayad qur;aanka ka tirsan ixilli uu ka hadlaayey Dhibaatooyinka ka socda Dalka Yeman.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Madaxweynaha Ruushka ayaa ku tilmaamay “Musiibo ban’aadinimo” waxyaabaha ka socda Yeman, isagoo sheegay in waxa Yeman ka socda aan lagu xalin karin waxa aan ka aheyn Wadahadal.

Sidoo Kale Aqri:Ruushka Oo Diyaariyey Ciidan Gabdho Wax Sixra!

Putin ayaa yiri “Waxaan rabaa in aan soo xasuusiyo aayaad Qur’aanka ka tirsan isaga oo soo qaatay hadalka Eebe aa ah ”
“وَاعْتَصِمُواْ بِحَبْلِ اللّهِ جَمِیعًا وَلاَ تَفَرَّقُواْ وَاذْكُرُواْ نِعْمَةَ اللّهِ عَلَیْكُمْ إِذْ كُنتُمْ أَعْدَاء فَأَلَّفَ بَیْنَ قُلُوبِكُمْ فَأَصْبَحْتُم بِنِعْمَتِهِ إِخْوَانًا..”. “

Putin ayaa Sacuudiga u sheegay hadii ay rabto in ay ilaalsato amaankeeda in ay ka fogaato wax alle wixii xadgudub isaga oo soo qaatay aayaddan

ولا تعتدوا إن الله لا يحب المعتدين”

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada