Qaab Sixir Ah Ayey Hooyadan Wiilkeeda Uga Badbaadisay Geeri dhaba h!

La Wadaag Asxaabtaada

Xaqiiqonews-Muuqaalo

Muuqaalkan ayaa waxaa duubay kaamirada qarsoon, waxaana lagu arkayaa hooyada oo si un uga mashquushay canuugeeda iyada oo taleefoon ku hadleysa, isla waqtigaasi canuga waxaa uu aadayaa jaranjarada.

Canuga ayaa si kadis jaranjarada lugaha uga baxsaday, waxaana dadka soo jiitay si caqliga leh ee hooyada ay uga badbaadisay canugeeda geeri dhab noqon laheyd.

Halkan hoose Riix si aad u daawato muuqaalka

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada