Qaabkan Fudud Uga Takhalus Af-urka Bishan Ramadaan

-

Dhareerka ayaa qeyb weyn ka qaata ilaalinta nadaafadda afka iyo ilkaha, hase ahaate xilliga ramadaanka cuntada iyo biyaha laga soomanyahay waxa ay sababeysaa af qalal, taasi oo keeneysa “af-urka”.


Xaqiiqonews-Caafimaad

1-Ilkaha qaab fiican u nadiifi

Dadka qaar waxa ay isku haleeyaan in buraashka ama cadayka oo ilkaha la mariyo daqiiqado kooban, khubaradase waxa ay leeyihiin cadayga waxa uu baa bi’iyaa oo kaliya 60% bakteeriyada afka.

Ku dadaal in aad ilkaha nadiifiso 2 mar maalintii, gaar aahan afurka iyo saxuurta ka dib, adiga oo adeegsanaya dunta ilkaha, si aad u nadiifiso bikteeriyada gasha ilkaha dhaxdooda.

Sidoo Kale Aqri..Iska Barta 3-dan Walxood Ayaa Sababi Kara Shiirka Xun ee Jirka.

2-Luqluqashada

In aad ku luqluqato biyaha waxa ay qeyb ka qaadan kartaa soo saarista dhareer badan, dhareerkaasi oo la dagaalamaya bikteeriyada afka ee sababta shiirka xun, inta uu soomanyahay qofka.

3- Iska ilaali cuntooyinka afka uriya

Iska yareey cuntooyinka sababi kara af-urka, sida basasha, toonta, ukunta iyo sanbuuska, si aad uga takhalusto af-urka, badso cuntooyinka biyaha ku badan yihiin sida qudaarta, taasi dadka ka saacideysa in afka qoynaado saacadaha la soomanyahay.

Halkan Riix Si Aad U Aragto Wararka Muhiimka Ah ee Bogga Hore

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...