Qaasim Suleymaani Waa Noolyahay Ma Dhiman !!

-

Diyaarad drone ah oo Mareykanka leeyahay ayaa duqeyn ku dishay Janaraaal Suleymaani hase haate taageerayaasha Suleymaani ayaa Suleymaani ku sifeeyey in uu yahay “mid wali nool”.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

“Ma ahan jir dhulka lagu aasayo oo fikradiis sidaasi ay ku dhamaaneyso waxa uu ahaa injineer kala waday holwgalada lagu maalgelinaayo kooxaha muqaawamada ee Iiraan taageertso sida Xisbulaahi, Xamaas iyo Xuutiyiinta” erayadaasi waxa ay ku jireen maqaal baroor diiq ah oo taageerayaasha Suleymaani ku baahiyeen warbaahinta.

Sidoo Kale Aqri..Xogtii Ugu Horeysay..Ninkii Trump Ku Qalqaaliyey Dilkii Suleymaani

Marka laga soo tago taageerayaasha Iiraan, Dika Suleymaani waxa uu Mareykanka iyo xulafadiis uga dhigan yahay “guul la taaban karo”.

Dhanka kale Madaxweyne Trump oo ka hadlay duqeyntii Iiraan ee xeryaha Mareykanka ayaa sheegay in Xaalka uu yahay “mid caadi ah” isla markaana Iiraan iyo Mareykanka ay leeyihiin hal cadow, loona baahanyahay in labada dal heshiiyaan.

Wararka U Dambeeyey

Shiinahaha Oo Digniin Bixiyey “Mareykanka Waddo Qaldan Ayuu Ku Socdaa”

Yang Jiechi oo ah diblomaasi sare oo ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ee Shiinaha ayaa sheegay in dalkiisa...

Maxay Mareykanka Ka Qabtaan Soomaaliya Inta U Dhaxeysa Soo Galis Iyo Sii Bixid?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Joe Biden ayaa saxiisay go'aan ciidamo Mareykan ah dib loogu celinaayo Soomaaliya, mana ahan markii...

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...