Qabiilkan Waa Kan Ugu Yaab Badan..Arag Magaciisa.

-

Waxaa la aaminsanyahay in qabiilkani ay yihiin kan kaliya ee dunida ku nool, kaasi oo dadkiisa ay nolashooda oo dhan ku qaatan sixirka, jiniga ayey la ciyaaraan mana xirtaan dhar, badana waxa ay cunaan hilibka xaywaanaadka laakin mar mar dadka ayey cunaan!


Dadku waxa ay ugu yeeraan magacyo badan, sida “humaagga shayaadiinta”hase ahaate magacooda rasmiga waa “”Corway”, qabiilka qarsoodiga ee dunida aysan wax badan kala socon, waxa ayna ku nool yihiin Dalka Indonesia.

Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Qabiilkani nolooshooda wax badan kama duwan “casrigii dhaxgxaanta” ee dadka ay ku noolaayeen gododka, waxa ay ka go’anyihiin dunida inteeda kale, iyagoo ku hoyda guryo ay ku dhistaan geedaha korkooda.

Waxyaabaha ugu caajiibka badan ee qabiilkani aaminsanyihiin waxaa ka mid ah hadii dad ka dhintaan in ay nolasha dib uga soo laabanayaan, halka ninka qabiilkani ka mid ah uu guursan karo intii uu rabo oo naag ah, goortii rabo, waxaana dhacda in halkii nin uu qabo 10 naag ama ka badan.

Sawir qaade indha-adag oo Taliyaani ah oo lagu magacaabi jiray Gianluca Chiudini” ayaa noqday qofkii ugu horeeyey ee sawir ka soo qaada qabiilkan dadkana tusa sanadkii 1974-kii.

Sidoo Kale Aqri..Ilbaxnimada Qabiilka!

Xubnaha qabiilkan aya si dabar go’aya waxaana magalooyinkooda qaar ay hadda isku sii badalayaan “kuwa casri ah” wallow qabiilkani lagu tilmaamo shucuubta ugu xagjirsan ee ku dhaqan dhaqankooda.

Halkan riix.Si Aad u Aragto Wararka Muhiimka ah ee Bogga Hore

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...

3 Weedh La Dhibsado Oo Ay Tahay In Aad Iska Ilaaliso Marka Aad La Kulmeysa dadka

Waxaa kale oo loogu yeeri karaa "kalmadaha isticmaalka laga badiyey" ama erayo kale hadii aan ku sheegno "nahdii ayaa...