Qalab Cusub Oo Awooday In Uu Aqriyo Dareenka Qofka.

-

Shirkadda Amason ee Mareykanka ayaa markii ugu horeysay horumarisay qalab cusub oo awood u leh in uu aqriyo dareenka qofka.

Xaqiiqonews-Tiknoolaji

Website-ka Ameerikaanka ah ee “Bloomberg”, ayaa sheekay in uu helay dokumentiyo caddeynaya in qalab cusub oo ay sameysay shirkadda Amason, uu yahay qalab aqrinaya Dareenka iyo waxyaabaha qarsoon ee qofka aaminsanyahay.

Balse dhankeeda Amason ayaa iska diiday in ay wax faalo ah ka bixiso arinkaasi,waxaase la xasuusta in shirkaddani sanadkii 2017 ay diiday eedeyn ku saabsan in ay soo saaren qalab ku shaqeynaya hirarka codka kaasi oo ogaanaya dareenka isticmaalaha.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...