Qaliin Ayaan Ku Sameeyey Naasaha Si Aan Nin U Farxad Geliyo!

-

Haweeney lagu magacaabo Socialite Huddah Monroe ayaa shaaca ka qaaday in ay gashay qaliin xanuun badan si ay nin u farxad geliso, hase ahaate natiijadu ayaa noqotay mid ka sii xanuun badan.


Xaqiiqonews-

“hadii markale la ii siiyo fursad aan nafteyda waxa ugu sheego waxa aan isku sheegi lahaa ‘qaliin ha ku sameynin naasahaada'” Hudda ayaa erayadaasi ku qortay baraha bulshada.

Socialite Huddah ayaa sheegtay in ay ka qowmameyneyso go’aankii ay mindida u hoos jiifatay iyadoo tiri waa iga tagay ninkii aan dartiis qaliinka u galay.

“waxaa aan naasaheyga u qalay nin aan i guursan, tag dheh waxa uu i siiyey $35,000 oo doolar, waxaa kale oo iga bixiyey hoteelka, safarka iyo shoobin, hooyada w*s” ayey hudda qortay.

Sanadkii 2017 Hudda ayaa qaliin sixitaan ah u tagtay magaalada Beverly Hills ka dib markii qaliinkeedii hore uu fashil ku soo dhamaaday.

Hudda ayaa hadda qaniineysa faraha qowmada, waxa ay gashay qaliin uu uga baxay qarash dhan $10,545 oo doolar, taasi oo ay u dheertahay in uu ka tagay ninkii ay isku qurxisay.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...