Qaraha Ugu Qaalisan..Waligaa Ma Maqashay Qaraha Madow

-

Hadii aad ka mid tahay mucaashiqiinta qaraha gaar ahaan waqtigan Ramadaanka ah, waxaa muhiim ah in aad wax ka taqaan qaraha madow ee loo yaqaan “densuke”.


XAQIIQO NEWS- ISBAR

Qaraha Jabaaneeska ah ee loo yaqaan qaraha madow ama “densuke”, waxaa lagu tilmaamaa in uu yahay qaraha ugu qaalisan, isaga oo halkii xabo lagu iibyo qiima u dhaxeeya 2 kun ilaa 5 kun- oo ku xiran hadba miisaankiisa.

Qarahan ayaa lagu beera jasiiradda Hokaydo (Hokkaido) ee dhacda waqooyiga Jabaan, waxa uuna qarahan caan ku yahay midibkiisa kore ee madow kaasi oo adag marka loo barbardhigo noocyada kale ee qaraha.

Waxaa xusid mudan qaraha noocan ah ee densuke” laguma beero meel ka baxsan Jabaan inkastoo abuurkiisa beec ahaan loo geeyey meelo badan oo ka mid ah Yusub iyo Ameerika.

Wararka U Dambeeyey

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...

Muxuu Qirtay Muxuuse Inkiray Yaasiin Fareey

WARKA: Wareysi socday wax ka badan nus saac oo si bablik ah loo shaaciyey ayuu Yaasiin Fareey kaga hadlay...

RW Israa’iil Biniit Oo Yiri Waxaan Ku Dhownahay Burbur!

Ra'iisal wasaaraha Israa'iil Naftaali Biniit ayaa niyad xumo ka muujiyey mustaqbalka Yahuudda,waqti dalkaasi uu wajahaayo kala qeybsanaan baahsan oo...