Qaramada midoobe oo soo faragilisay khilaafka hirshabelle iyo xukuumda soomaaliya

-

Madaxweyne hore ee hirshabelle cali cabdulahi cusuble ayaa looga yeeray magaalada muqdisho arintaan ayaaa ka danbeysay markii uu cali cabdulahi cusuble uu warqad istago ahwakiilka qaramada ee soomaliya mechal keating ayaa isku badalay nabadoon loo gardhigdo iyada oo raysul wasaare xasan cali kheyre iyo cali cabdulahi ay gartooda lagu kalayo xarunta xalane ee uu ku yaalo xafiiska qaramada midoobe ee soomaaliya arintaan ayaa u muuqada in nidnidaamkii ku meel gaarnimada dib loogu laabtay oo dacwada la geynayey xafiisyada ka madaxbanan xafiisyada dowlada ee soomaaliya madaxweyne cusuble ayaa sidoo kale dacwad u gudbiyeye maxkamada sare ee dalka iyo xeer ilaaliyaha qaramada midoobe

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...