Qibladii Muslimiinta Oo Loo Badalayo Qiblada Dalxiiska!

-

Turki Aala-Shiikh oo ah madaxa hay’adda Sacuudiga ee qaabilsan “madadaalada iyo tamashleynta” ayaa balan qaaday in ay boqortooyada Sacuudi Carabiya u badali doonaan qiblad dalxiis.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Turki Aala Shiikh ayaa Tuwiter-k ku daabacay “in dalka sacuudiga ay hadda ka socoto sidii loo sameyn lahaa adeeg walbo oo sii jiidan kara dalxiisayaasha”.

Sida Xaqiiqonews ay ka soo xigatay Rusian Today Turki Aal Sheikh waxa uu caddeeyey in “shirkadda duulimaadyada Sacuudiga loo bartay in dadweynaha Sacuudiga dibadda u qaato dalxiis ahaan, balse maanta wixii ka dambeeya dalxiisayaasha ayey dibadda ka soo qaadi doontaa”

Sidoo Kale AqriArintani Waa Muhiim In Aad Ka Ogaato Sacuudiga..u gaar ah gabdhaha

Turki aala Shiikh ayaa yiri “cumrigeena waxa uu ku dhamaaday in aan buuxino hoteeladooda, maqaayadahooda, iyo masraxyadooda”

Waxa uu intaasi ku daray “Hadii ay rabaan yeysan na ixtiraamin! lkn ha na jeclaadaan”

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...