QM Oo War Adag Kasoo Saartay Dilkii Wasiir Siraaji

-

Qaramada Midoobay oo ka hadashay dilkii Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska Soomaaliya Cabaas C/laahi Sheekh Siraaji ayaa sheegtay falkaasi in uu ahaa mid laga Argagaxo.

Micheal Keating Wakiilka Gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in falkaasi uu ahaa mid naxdin leh, wuxuuna tilmaamay in uu aad uga murugeysan yahay Geerida Wasiir Siraaji.

Keating ayaa Ehelada Marxuumka, Qaranka iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay Geerida naxdinta leh ee ku timid Wasiirkii Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya.

“Dilkii Wasiir Siraaji waxa uu mid Argagax leh, naxdina leh, ani ahaan aad baan uga murugeysanahay, dhammaan Ehelada Marxuumka, Qaranka iyo shacabka Soomaaliyeed waan uga Tacsiyadeynayaa” Ayuu yiri Keating.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...