Qodobada Ugu Muhiimsan ee Heshiika Taalibaan iyo Mareykanka

La Wadaag Asxaabtaada

Heshiiska Taalibaa iyo Mareykanka ayaa soo afjaraya mid ka mid ah dagaaladii ugu dabada dheeraa ee Mareykanka uu ka sameeyo dunida.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Qodobadan lagu heshiiyey waxaa ka mid ah

-Mareykanka ayaa ciidamadiisa kala bixi doona Afghanistan muddo 14 bilood gudahood.

-Mareykanka ayaa joojinaya in uu xoog u isticmaalo arimaha gudaha Afghanistaan.

-Mareykanka ayaa ixtiraami doono Madaxbanaanida Afghanistaan.

-Mareykanka ayaa sii wadi doono taageerada uu siiyo ciidanka Dowladda Afganistaan.

-Mareykanka ayaa liiska argigixisada ka saaraya ururka Taalibaan

-Taalibaan ayaa xiriirka u jari doonto Alqaacidda, iyo ururada xiriirka la leh.

-Taalibaan ayaa wadahadal nabadeed la furi doonto xakuumadda afganistaan si bay la yiri, si loo gaalo xal nabadeed.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada