Avul Pakir Jainulabdeen Abdul Kalam oo magaciisa loo soo gaabiyo A.P.K. Abdul kalam waxaa uu noolaa intii u dhaxeysay 15 Octobar 1931-kii ilaa 27 july 2015-kii, waxaa uu ahaa madaxweynihii 11aad ee India isagoo India madax ka ahaa 2002-dii ilaa 2007-dii.
Waxa uu ku dhashay kuna soo barbaaray degmada Rameswaram ee ka tirsan gobolka Tamil Nadu, waxaa Abdul kalam ku takhasusay physics-ka iyo aerospace engineering.
Abdul kalam Waxaa uu ahaa Saynisyahanada Kuwooda ugu caansanaa waxaana laga qoray qoraalo badan oo u badan kuwa dhiirigelinta quseeeysa, waxaana ka mid ah qoraaladiisa dadka ay isku sii gudbiyeen qoraalkan hoose oo Xaqiiqonews ay af-soomaali ku tarjuntay.