Qoraxda Oo Kacbada Dul Istaagi Doonto Arbacada

-

Koox xiddigiska qaabilsan oo fadhigoodu yahay Magaalada Jidda, ayaa sheegay in 27 may oo ah maalin arbaco ah ay qoraxda dul istaagi doonto kacbada Saacadda marka ay tahay 12:18 pm.


Xaqiiqonews-Saynis-Xiddigiska

Qoraxda ayaa istaagi doonto xagal 90 digrii ah Kacbada korkeeda, waxaana qarsoomi doono hooska Kacbada, taasi waxa ay ka dhigantahay Kacbada hooskeedu waxa uu noqonayaa “eber”.

Xiddigyahanada ayaa dhacdadani ku tilmaamay mid ka dhalaneysa booska kacbada ay dhacda, kaasi oo u dhaxeeya Dhulbaraha (equator ) iyo
Tropic of Cancer .

Arinta noocan ah ee Kacbada la simaneyso qoraxda ayaa dhacda sanadkiiba laba mar,bisha May marka qoraxda ay la simato kacbada iyada oo ka soo wareegeysa dhulbaraha una socoto Tropic of Cancer, iyo marka kale bish July ee qoraxda ay ka sooo wargeyso Tropic of Cancer . una wareegeyso dhulbaraha.

Wararka U Dambeeyey

Shiinahaha Oo Digniin Bixiyey “Mareykanka Waddo Qaldan Ayuu Ku Socdaa”

Yang Jiechi oo ah diblomaasi sare oo ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ee Shiinaha ayaa sheegay in dalkiisa...

Maxay Mareykanka Ka Qabtaan Soomaaliya Inta U Dhaxeysa Soo Galis Iyo Sii Bixid?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Joe Biden ayaa saxiisay go'aan ciidamo Mareykan ah dib loogu celinaayo Soomaaliya, mana ahan markii...

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...