Qorshaha kala qeybinta hiiraan oo meel xasaasi marayo iyo beesha galjecel oo qaadhacday(aqri)

-

waxaa meel xasaasi marayo qorshaha kala qeybinta gobalka hiiraan oo lagu wado in laga dhigo laba gobal arintaan ayaa maalmihii dabne waxaa si xoowli ah u waday madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabelle cali cabdulahi cosoble oo maalmihii danbe wada in uu magacaabo dagmooyin cusub uu yeelanayo gobalka hiiraan.

Madaxweynaha ayaa u yeeray gudomiuyaha baarlamaanka hirshabelle shiiq cisman barre si ay ugu wada hadlaan xudduuda halka la marinaayo Madaxweyne cusuble ayaa soo jeediyey in gobalka laga dhigo laba gobal xuduudana ay marto halka ay marto xuduud u dhaxeyso dagmooyinka buulbarde iyo baladweyne markaasna caasimadaha ay noqdaan magaalooyinka baladweyne iyo buulbarde waxaana arintaan ka soo horjeestay cismaan barre oo sheegay caasimadaha midkood in la siiyo beesha galjecel hadii kale aysan dhici Karin kala qeybinta gobalka kulankii ayaa fashil ku soo dhamaaday .

waxii ku soo kordhana waxaad kala socon kartaan shabakadda xaqiiqonews insha allah

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...