Raggii Olalaha M.farmaajo oo hadda Wado Olale Kale oo xil ka tuuris ah#aqriso Caddeyn

La Wadaag Asxaabtaada

Maxamed C/llaahi Kooshin waxaa uu ka mid ahaa Shaqsiyaadkii ka dhax muuqday Ololihii Doorashada Madaxweyne Farmaajo waxaa uu sheegay in ay hadda xaalada qatar ah ay soo wajahday Ragii Madaxweynaha kala shaqeynayay Ololihii Doorashadiisa.
MR’ kooshin ayaa Bartiisa Facebook waxaa uu soo dhigay haddal kooban oo uu kaga hadlayo dhibaatada soo wajahday Kooxda uu ka hadlayo ee Madaxweynaha Xiligii Ololaha dhanka doorashada kala shaqeyneysa oo hadda ku jira Xabsi guri
kooshin ayaa ayaa siaga iyo saaxibiis waxa ay hadda wadaan Olale ay farmaajo ku xasuusinayaan kaalintii ay ka soo qaateen doorashadiisa waxa ayna sheegeen laaki farmaajo ayaa dhag jalaq u siin Qeylada ka soo yeeratay saaxibadiisii hore .

Raga uu Kooshin ka haddlayo sida uu sheegay waxaa ku jira Dad magac ku dhax leh Bulshada soomaaliyeed kuwaas oo inta hoteelo la dejiyay qarashkiina laga bixin waayey oo Albaabadii Madaxtooyada laga soo xirtay iyaguna hadda xabsi guri ugu jira Milkiila yaasha Hotelada.
Musharraxiintii Isbedel doonka ayaa hore Madaxweyne Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ugu eedeeyay in uu ka jeestay oo balantii uu uga baxay markii uu guuleystay kadib.
Tanina ma ahan markii ugu horreysay oo farmaajo uu ka baxay balanqaad uu sameeyey.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada