Ragii ka dambeeyay Qaraxyadda Maqaayaddaha oo goor dhow lagu filiyay dil

-

Wararka inga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaan in Halkaas saakay lagu toogtay Dhalinyaro ka tirsan Kooxda Al-Shabaab.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku fulisay 4 Ruux oo horey Maxkamadda Dil toogasho ah ay ugu xukuntay.

Raga dilka lagu fuliyay ayaa waxaa ay ku lug lahaayeen Qaraxyo waaweeyn oo ka dhacay Magaalada Baydhabo gaar ahaan Maqaayado ku yaalla Magaalada Baydhabo.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...