Ra’iisul wasaaraha Waa Hawiye, Murusade, Foolculus,habarceyno waana markii ugu horeysay ee…….”+aqriso naaneysta ra,iisal wasaaraha”

La Wadaag Asxaabtaada

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya ee Cusub Xasan Cali Kheyre ayaa saakay loo magacaabay ra’iisul wasaaraha cusub ee SOMALIA taas oo dad badan lama filaan ku noqotay.
Dhamaan siyaasiyiinta Soomaalida waxaa ay lee yihiin Naaneysyo qaar ka raacay siyaasada dhexdeeda qaarna ay horey u wateen.
Qofka ka mid ah qaraabada Ra’iisul wasaaraha cusub ayaa u sheegay qaarka mid ah warfiyeenada in ninkaan la yiraahdo Xasan Bile laakiin abtiriskiisa uu yahay Xasan Cali Kheyre Geedi.
Waxaa uu ku dhashay Xasan Kheyre tuulada Jacar oo hoos tagta dagmada Ceelbuur ee gobalka Gal-gaduud.
Ra’isul wasaaraha Waa Hawiye, Murusade, Foolculus,habarceyno waana markii ugu horeysay ee beeshaan ay hesho darajada Ra’iisul wasaare Soomaaliya .

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada