Raysul wasaare kheyre oo musuqmaasuq lagu eedeyey iyo mooshin laga diyaarinayo(xog)

La Wadaag Asxaabtaada

Raysul wasaaraha soomaaliya xasan cali kheyre ayaa lagu soo eeday musaq maasuq ka dib markii uu madaxweyne cusublesheegay in dhamaan gaalmooyinkii ay beesha caalamka siin jirtay dowad goboleedka hirshabelle uu is hor istaagay raysul wasaare kheyre arintaan ayaa ku soo aadeysa xili uu reysul wasaare kheyre xukuumadiisa uu sheegay in ay la dagaalameyso musmaasuqa arintaan ayaa hadii ay cadaado waxa ay ceeb ku noqondoondaa raysul wasaaraha soomaaliya iyo madaxweyne farmaajo oo maalihii doorashada iyo marwaliba sheegayey in musuq yahay cadowka kowaad ee dalka.
Dhanka kale warar si hoose ku heleyso shabakada wararka qarsoon baahise ee xaqiiqonews ayaa sheegaya in uu jiro saasaan mooshin ay diyaariniyaan xildhibaano saaxibo iyo qaraabo dhow la ah madaxweyne cusuble wixii ku soo kor filo gorrdhow

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada