Riyo Dhaw.. Koofiyadda Madow ee Robot-ka Ah

-

Koofiyadda Madow waa qeyb ka mid ah howlaha Loogu tala galay in loo isticmaalo Matoorka yar ee “Dhaqaajiye 1” oo ah farsamada kooxda Farsamada Soomaaliya ee “Haaad”

Xaqiiqonews.com-Farsamada

Ma ka mid aheyd aqristayaashii  “soomaaliya-oo-iska-diiday-carab-iyo-afrika-kuna-biirtay-wadamada-horumaray

Matoorka “dhaqaajiye 1” waa kii ugu horeeyey ee tijaabada ka baxay waxaa uuna dhawaan geli doonaa “Isticmaal” sidaasi waxaa ii sheegay Cabdiraxmaan oo ah hogaamiya kooxdan.

“Dhaqaajiye 1  , waxa uu noqon karaa matoor loo isticmaali karo baabuurta yar ee boonbalayaasha  caruurta iyo waliba diyaaradaha caruurta lagu ciyaarsiiyo, sidoo kale waa qalabka dhaqaajin doona koofiyadda Robot-ka ah ee Madow , dhawaan waa soo bandhigi doonaa” ayuu yiri Cabiraxman.

   Waa Maxay Koofiyadda Madow.

“Koofiyadda Madow ee Robot-ka ma ahan arin hadda dhab ah oo suuqa taala laakin waa riyo mustaqbalka dhaw ah, hadda kaliya Waxa aan heynaa naqashadda” Cabdiraxmaan ayaa sidaasi igu yiri.

“5-ta sano ee soo socota gudaheed koofiyaddan waxa ay noqon doontaa mid dhab ah”  sidaasi waxaa aaminsan kooxda shaqada oo u muuqda kuwa meel iska dhigay deg dega, islamarkaana isku balansaday shaqo adag.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...